Gabadhii ugu horreeysay Soomaali ah, oo qareen ka noqotay dalka Nederlands

Safiya Roble-van Deursen  waa gabadhii ugu horreeysay  ee Soomaali ah, oo qareen ka noqota waddanka Nederlands.  Waraysi koobban oo ay saxaafadda siisay Safiya waxay kaga hadashay qaybo badan oo nolosheeda ka mid ah; laga soo billaabo markii ay dalkan timid, heerarkii kala duwanaa waxbarasho ee ay soo martay, caqabadihii ay la kulantay iyo markii ay soo gaartay … Continue reading Gabadhii ugu horreeysay Soomaali ah, oo qareen ka noqotay dalka Nederlands